Guddigii uu magacaabay C/wali Gaas oo soo saaray shuruudaha Xildhibaanada cusub ee Puntland
Guddigii xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamaanka ee uu dhawaan magacaabay, madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee ayaa maanta soo saaray shuruudaha laga rabo xubnaha...