Axmed Madoobe oo Shuruudo ku xiray heshiis uu la galo Madaxda Dowlada Federaalka
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa kulamo xasaasi ah saacadihii lasoo dhaafay ku yeeshay gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi...