Agaasimihii Wasaarada Gargaarka oo Xilka laga qaaday iyo Mid Cusub oo la magacaabay
Digreeto kasoo baxday Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xamsa Saciid Xamsa ayaa shaqada looga joojiyay agaasimihii guud ee Wasaarada Gargaarka iyo Musiibooyinka Ismaaciil Colow...