Mukhtaar Roobow oo mar kale ku celiyay in Musharax Madaxweyne yahay !! (Daawo Sawirada) Â
Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab hada ah Musharax u taagan Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya  Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa maanta mar...