Wiilal iyo Gabdho Jaamiciyiin ah oo loo tababarayo Saraakiil Ciidan (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta deegaanka Darar-weyne ee duleedka Hargeysa ka daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu tabobarayo dufcaddii ugu horraysay ee loo...