Soomaaliya iyo Qatar oo dib u eegis ku sameenaya heshiisyo ay horey u gaareen
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar, Mudane Cali...