Waxaa maanta lagu waday in magaalada Muqdisho ka dhacdo munaasabad lagu waday in loogu dhawaaqo xisbi weyn ay ku mideysan yihiin madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarrada gantaalada loo adeegsaday ee Hindiya ay ku qaaday Pakistan, iyadoo sheegtay in lagu bartilmaameedsaday dad rayid...
Waxaa maanta xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, ka furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar kamid ah madaxda...