Dhalinyaro badan oo u dhalatay dalka Kenya ayaa si weyn uga carooday xil dowlada u magacawday Madaxweyne kuxigeenkii hore ee dalkaasi Moody Awori oo maalmo kadib...
War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in qarax lagu dilay Taliyihii qeybta 12-ka April ee ciidanka xoogga dalka Jen. Cumar Aadan Dhabad...
Siyaasiyiinta Soomaalida waxaa dhaqan soo jireen ah u noqday in Fashilkooda Siyaasadda ay ku eedeeyaan dushana u saaraan Cid kale, ugana baxsadaan Mas’uuliyaddii ay Dadka...
War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo maamulkaasi iyo sidoo kale xiisada ka dhalatay magacaabista guddiga...