Mooshin cusub oo loo gudbiyay Gudoomiyaha golaha Shacabka (Halkan ka Akhriso )

Xildhibaano katirsan Golaha shacabka Soomaaliya ayaa mooshin waxa ay ka keeneen heshiiska is afgaradka ee dhawaan dhax maray Dowlahada Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea.

Gudoomiyaha golaha shacabka ayaa loo gudbiyay mooshinkan ay saxiixeen 10-Xildhibaan katirsan Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxa ayna Xildhibaanadan gudoonka ka codsadeen in ajandaha Baarlamanaka lagu soo daro lagana doodo mooshinkan.

Halkan ka Akhriso Mooshinka

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -