Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Madaxtooyada Puntland oo eedeyn culus u jeedisay dowlada Federaalka (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo maamulkaasi iyo sidoo kale xiisada ka dhalatay magacaabista guddiga ansixinta iyo khilaafaadka golaha Wakiilada Puntland.

Madaxtooyada Puntland War Saxaafadeedka kasoo baxay ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay wado faragalin iyo khas siyaasadeed oo ka dhan ah doorashada dhawaan dhaceysa.

War Saxaafadeedka kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay in wax khalkhal ah lagu samayn karin doorasha Puntland, guddiga khilaafaadkana shaqadiisa si habsami ah u bilaabayo, isla markaana doorashadu waqtigeedii ku dhacayso.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Puntland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxay degmada Doolow ku soo arken Adam Abdelmoula & wafdi la socday (Sawirro)

Caydiid Ali

Madaxweyne caan ah oo laga helay nooca cusub ee cudurka COVID-19 Amicron

Caydiid Ali

Madaxweynayaal Muqdisho kusoo wajahan iyo Wafdi horudhac u ah oo maanta yimid

Cabdi Cade
Taboola Ads ---