Soomaaliya ayaa sanado badan kadib ku guuleesatay in ay buuxiso 27-shuruud oo ay ku xirtay Sanduuqa Hay’ada Lacagta Adduunka ee loo yaqaan IMF, si Soomaaliya looga...
14kii bishii Siteembar, Pranay Perumalla waxaa lagu hor dilay xaaskiisa, Amrutha, waxaa lagu eedeeyay inay ceeb u soo jiidday qoyskooda. Amrutha iyo Pranay waxa uu...
Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qab qabteen dad badan oo lagu tuhmayo in ay...
Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shalay ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa dhaliyay caro badan oo ka timid siyaasiyiin iyo...
Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya oo watay gaadiid dagaal ayaa lagu soo waramayaa in meel ku dhaw daarta Seybiyaano ee degmada Hodan ku dileen nin dhalinyaro...
Culimada maamulka Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen waxa ay kusoo bandhigeen gafef iyo khaladaad diimeed oo ku jira Xeerka Kufsiga ee maamulka Somaliland oo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Towfiiq ka dhacday fal dad badan argagax ku beeray, kadib markii xaafadaasi lagu dilay nin dadka deegaanka kamid...
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay qayb ka noqoto Axdiga...