Xili shalay maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ay amartay in markii shanaad xabsiga lagu hayo madaxweynihii hore ee dawlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar,...
Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga Hulusi Akar iyo wafdigii ballaarnaa oo uu hoggaaminayay oo ay ka mid ahaayeen Taliyeyaasha Ciidamada Dhulka, Badda iyo Cirka ee dalkaas oo...
Booliska Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay sameeyey howlgallo ay ka wadeen degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir kaasoo looga hortagayey dadka sameeya waxyaabaha maanka dooriya....
War goor dhow ku soo dhacay warqabadka allbanaadir online ayaa sheegaya in qarax Xoogan uu ka dhacay meel aan wax badan ka fogeyn xarunta Madaxtooyada...
Mas’uuliyiinta gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in 12 qof ay ku dhinteen toogasho ka dhacday baar lagu caweeyo. Kabtan Garo Kuredjian oo ka...