Maraykanka oo ku deeqay gaadiid Milateri oo lagula dagaalamayo Al-Shabaab (Daawo Sawirro)
Wasaarada Gaashaandhiga dalka Mareykanka ayaa qalab iyo gaadiid militari ugu deeqday ciidamada ammaanka ee dalka Kenya. U qeybsanaha Wasaarada gaashaandhigga dalka Kenya Colonel Kevin Balisky...