Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Shaqaalaha dowlada oo Maalinta beri ah la fasaxay & sababta ka dambeysa (Akhriso)

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa shaacisay iney fasax maalin ah siisay Shaqaalaha rayidka ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa lagu sheegay in shaqaalaha dowladda loo fasaxay munaasabada Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka  1440 H oo ku aadan beri oo taariikhdu tahay 20/11/2018.

Sidoo kale Qabanqaabo xooggan iyo diyaar garow aad u ballaaran ayaa ka socda gobolka Banaadir degmooyinkiisa kala duwan, kaasi oo loogu diyaar garoobayo xuska bisha Mowliidka oo ku beegan dhalashadii Nabi Muxamed N.N.K.H oo ku beegan 12-ka bisha Mowliidka.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Gudoomiye Degmo oo saakay lasoo taagay Maxkamada ciidamada (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

DEG DEG: Raila Odinga oo ka soo horjeestay natiijada doorashadii ka dhacday Kenya

Caydiid Ali

Al Shabaab oo War kasoo saartay Fanaanka la sheegay in kooxdooda katirsanaa

Cabdi Cade
Taboola Ads ---