Dowlada Somalia oo albaabada u laabtay Xabsiga godka Jilacow & Sababta ka dambeysa
Xukuumada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday iney xirtay Xabsiga Godka Jilacow, kadib shir jaraa’id oo goor dhow lagu qabtay Muqdisho Wasiirka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar...