Madaxweynayaashii hore ee Somalia ayaa maanta si kulul weeraray hab dhaqanka iyo siyaasada ay dalka ku hogaamineyso dowlada uu hogaamiyaha yahay madaxweyne Farmaajo Madaxweynihii hore...
Doorashada kuraas ka banaaneyd Golaha Shacabka ayaa maanta ka socota magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Waxaa la soo gebegabeeyay doorashada kursigii labaad oo uu...
Kulan xildhibaannada Baarlamaanka Somalia ay maanta ku yeelan lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii ay soo xaadireen 128 Xildhibaan oo kaliya,...
Guddiga madaxa banaan ee doorashoyinka qaranka ayaa ku dhawaaqay in xildhibaan Cali Sheekh C/llaahi (Cali Afgooye) uu ku guuleytay kursiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee uu...
Waxaa ka socota maanta magaalada Baydhabo doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya, kuwaasoo laga soo doorto degaanada Maamulka...
Iran ayaa telefishinka codkeeda ku hadla ka joojisay Barnaamij lacago lagu helayo markii ay ka cawdeen culimada waaweyn ee dalkaas taladiisa awooda ku leh. Barnaamijkan...
Shirkadda Twitter ayaa ka jawaabtay su’aalo adag oo kaga yimid Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congresska Maraykanka taasoo ku eedeeysay in shirkaddu aysan dhexdhexaad...