Farmaajo: “Waa inaan xaqiijinno in dalka uusan ka hirgalin xukun-maroorsi”
Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed iney xaqiijiyaan in dalkeenna colaadaha sokeeye ka soo kabanaya aysan ka hirgalin talo-maroorsi,...