(Daawo Sawirro) Wasiir Cawad oo kulamo kula yeeshay Magaalada New York dhigiisa dalalka..
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Danjire Axmed Ciise iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb-galaya Shirka 73-aad ee...