Daawo Sawirada: Kheyre oo gudoomiyay Shir Muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee isku xirka bahda caddaalada dalka oo looga hadlay dardar gelinta...