Kooxo hubeysan ayaa goor dhow dil u geystay guddoomiyihii Waaxda Horseed oo ka tirsan degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir kaasoo lagu magacaabi jiray Xaaji...
Maamulka degmada Gelinsoor ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dagaal beeleedyadii maalmahan ka dhacayey degaanka Kaxandhaale ay ka qeyb galeen ciidamo Itoobiyaan ah oo xadka...
Guddoomiyaha Baarlamanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay qalaalisihii siyaasadeed ee todobaadyadii la soo dhaafay dalka soo maray iyo qaabkii looga gudbay. Mursal ayaa...
Ciidamo isugu jira Nabad Sugid, Boolis iyo Millateri ayaa la sheegay in la kala dhex dhigay Maleeshiyaadkii ku dagaalamayey maalmahan deeaanka Kaxandhaale ee Gobalka Galgaduud....