Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay caruurtii uu ka geeriyooday Weriye Cawil Daahir (Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa Villa Somalia kula kulmay qaar ka mida caruurtii uu ka geeriyooday weriye Cawil Daahir Salaad. “Waxaa maanta...