Allbanaadir.com
NEWS

Boqolaal gantaalo ay soo riday Iran oo ku hoobanaya Israa’iil

Weerarka Iran, wuxuu u muuqda mid ballaaran oo lagu bartilmaameedsaday goob kasta oo Israa’iil ah, iyadoo Israa’iiliyiinta lagu khasbay inay goobo gabbaad ah galaan.

Gantaalaha Iran ayaa jawaab u ah weerar caawa Israel ku qaaday magaalooyin ka tirsan Iran oo ay ku jirto caasimada Tehran.

Boqolaal gantaal oo ay riday iran ayaa haatan ku hoobanaya magaalooyinka Israel, kuwaasoo markii laga riday 10 daqiiqo ka dib gaaray hawada Israel.

Xaalada magaalada Tel Aviv iyo magaalooyin kale ayaa kacsan, waxaana dhawaaqaya seeriga digniinta ee dadka looga digayo iney soo socdaan gantaalo, ayna galaan meelaga gabaadka ah.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

Related posts

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya (Sawirro)

Caydiid Ali

Haddii Malaay-mileeydu noqon lahaayeen Shaqaalaha ugu Mushaharka badan!

Cabdi Cade

Madaxweyne Farmaajo oo safar aan horey loo shaacin dibeda ugu ambabaxay

Caydiid Ali
Taboola Ads ---