Wasiir Xoosh oo jawaab kulul baraha bulshada u mariyey Madaxweynihii hore ee Somalia
Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa jawaab kulul siiyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii uu dowladda Farmaajo ku...