Nin u dhashay dalka Itoobiya oo bilooyin kahor xili la aasi rabay naxashkii lagu waday kasoo dhax qeyliyay ayaa markan geeriyooday lana aasay sida ay...
Allaha u naxariistee waxaa galabta Isbitaal kuyaala dalka Hindiya ku geeriyooday Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarlerex oo kamid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee sida weyn u caan...
Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa digniin u jeediyey Shirkadaha Isgaarsiineed ee ka shaqeeya Soomaaliya qaarkood, kuwaasoo aan weli ka diiwan-gashaneyn Wasaarada....
Dowladda Mareykanka ayaa horumar kooban oo kaliya ka sameysay wada-hadallada Nuclear-ka ee Korea-da Waqooyi, waxaaa sidaas qirtay ergeyga gaarka ah ee Washington u qaabilsan Korea-da...
Qeybta Af-Ingiriiska ee Bogga madaxtooyada Soomaaliya (villasomalia.gov.so/en/) ayaa laga saaray sawirro fadeexad dhaliyey oo ku soo baxay qeybta sare kuwaasoo la xiriiray qorshihii Madaxweyne Farmaajo...
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa la soo sheegayaa iney gaadiid badan ku gubeen degaan lagu magacaabo doonka oo hoostaga degmada Afgooye ee gobalka Sh/hoose....
Ugu yaraan 24 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo uu howl-galka Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay Gobolka Hiiraan....