Allbanaadir.com
NEWS

Abwaan Caan ka ahaa gayiga Soomaaliya oo galabta geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa galabta Isbitaal kuyaala dalka Hindiya ku geeriyooday Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarlerex oo kamid ah Abwaanada Soomaaliyeed ee sida weyn u caan baxay.

Abwaan Baarleex oo in mudo ah ku xanuunsanaa magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Soomaaliland ayaa daaweyn caafimaad loo geeyay dalka HIndia oo galaba uu ku geeriyooda.

Allaha u naxaristee Abwaan Cabdulaahi Xirsi Baarlerex ayaa caan ku ahaa suugaanta gaar ahaan dhaantada tirinteeda iyo ciyaarteeda, waxa uuna ahaa abwaan si weyn sare ugu qaadayay dhaqanka Umada Soomaaliyeed.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Amnesty: “Hub Mareykanku sameeyey ayaa loo adeegsaday xasuuqa shacabka Gaza”

Caydiid Ali

Gudoomiyaha guddiga doorashada heer federaal oo kalsoonida lagala laabtay

Caydiid Ali

Markabkii xayiray Kanaal Suweys oo lagu guuleestay in marinka laga saaro (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---