Allbanaadir.com
NEWS

Hay’adaha Dowladda oo la faray fulinta amar horey uga soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo…

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa faray dhammaan Hay’adaha dowladda ee ay khusayso inay u hoggaansamaan ayna fuliyaan amarkii horay uga soo baxay wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS.

Amarka kasoo baxay wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa la xiriiray joojinta adeegyada dhoofinta shaqaalaha Soomaaliyeed ee dibadda loo diro iyo baabi’inta ruqsadihii horay loo bixiyay.

Qoraalka kasoo baxay xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa lagu cadeeyay in haddii la jabiyo lana fulin waaye ammarka dowladda in ay ka dhalan karto fal-dambiyeed keenaya in tallaabo sharciga waafaqsan la qaado.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Nin geystay toogasho uu dhiig badan ku daatay oo Maxkamad la soo taagay (Sawirro)

Caydiid Ali

Dib u dhac ku yimid saxiixa Xirmooyinka Shidaalka (Maxaa soo kordhay)

Caydiid Ali

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Madaxda maamul Goboleedyada oo tagay Xeebta Liido (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---