Wararka ka imaanaya safarada somaliya ay ku leedahay Dalka Turkiga ayaa sheegaya in safaaradaas dib u habayn xoogan ay ku samaysay bilihii la soo dhaafay,...
Koox katirsan AMISOM oo loo xil saaray in ay qiimeyn ku sameeyaan ciidanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Warbixin ku aadan tirada ciidanka dowlada...
Qarax sababay dhimashada hal iyo dhaawaca kale oo dhamaantood shacab ah ayaa caawa ka dhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Warka ayaa intaas ku daraya...
Kooxo hubeesan ayaa goordhaw Suuqa Degmada Xamar Weyne waxa ay ku dhax toogteen nin la sheegay in uu kamid ahaa ganacsaada Suuqaasi ku iibisa dharka...