Sunday, May 19, 2024

Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Qarax gaari hoosta looga soo xiray ayaa goordhaw ka dhacay Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Daarta Tree...

Cali Maxamed Cali oo la soo taagay Maxkamada caalamiga ah ee dambiyada ICC

Madaxii hore ee maleeshiyad ka dagaallami jirtay dalka Sudan ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee loo soo taago maxkamada caalamiga ah ee dambiyada ee...

Sweden oo riwaayad yaab leh u jileysa Turkiga si loogu ogolaado ku biirida NATO

Maxkamad ku taalla dalka Sweden ayaa nin Kurdish ah ku xukuntay afar sano iyo bar oo xarig ah, kaddib markii lagu helay inuu isku...

Xukun dil ah oo lagu riday labo nin oo fududeeyay qaraxyo badan iyo dilal...

Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saakay Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) oo 23jir ah iyo Max’ed Cali Boorow Aadan...

Wadahadalkii Baydhabo oo fashilmay & Qoorqoor oo la saftay Laftagareen

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Dhinac kale u weeciyey  wadahadal ka socday Baydhabo oo la xiriiray isku day la doonayey in xal...

Ciidanka NISA oo howlgal ku soo xiray xubno ka tirsan Al-shabaab (Sawirro)

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ee NISA ayaa howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyey xuduudaha ay wadaagaan gobollada Shabeelooyinka. Meelaha uu howlgalkaas saameeyey...

Wararkii ugu dambeeyey Khasaaraha qaraxii ka dhacay Maqaayada Blue Sky

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan Khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay maqaayada Blue Sky oo ku taalla meel ku dhow Kontrol laga ilaaliyo...

(Akhriso) Wasaarada amniga oo beenisay qoraal lagu faafiyey baraha bulshada

War ka soo baxay Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumada Soomaaliya ayaa lagu beeniyey qoraal lagu baahiyey baraha bulshada oo la sheegay inuu Wasaarada ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs