Agaasimihii hore ee Villa Somalia oo u loolamaya kursigii Hop86 ee laga xanibay Fahad...

Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Somalia Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa isku soo taagay doorashada kursiga HOP86 ee golaah shacabka Soomaalya oo dhowaan la qabanayo. Kursigan ayaa...

Taliye Odowaa oo digniin adag siiyey ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jen. Odowaa Yuusuf Raage, ayaa uga digay ciidamada xoogga inay ku milmaan arrimaha siyaasadda iyo kooxo gaar ah. Hadalkan ayuu...

Maxaa ka jira in talaalka cusub ee COVID-19 lagu daray maado ka timid Doofaarka?

Iyadoo shirkadaha caalamka ay orod ugu jiraan inay soo saaraan tallaalka COVID-19, dalalkuna ku hardamayaan inay noqdaan kuwa ugu horreeya ee hela, ayaa waxaa...

Wasiirka Gaashaandhiga Somalia oo booqday degaan dhowaan laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa manta gaaray deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha hoose oo ka mid ah degaano...

Waa sidee Maanta xaalada Laascaanood oo ay dagaalo ka socdeen maalmahan

Xaalada  Magaalada Laascaanood ayaa maanta deganayd marka loo eego maalmihii la soo dhaafay oo ay ka dhaceen dagaallo culus oo dhaliyay khasaare isugu jira...

Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadaha oo nidaam cusub ku soo kordhisay adeega ay bixiso

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ee dowlada Somalia ayaa soo saartay wargelin ku saabsan adeegga loo qabto Muwaadiniinta iyo dad Ajaaniibta. Qoraal ay soo saartay Hey’adda...

Musharaxiin uu ka mid yahay Xasan Shiikh oo lagu soo dhoweeyey Garoowe (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, Guddoomiye Ku-xigeenka  koowaad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Bukhaari, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Mudane Shariif...

Waa kuma Maxamed Qanyare “ Taariikhdiisa soddomeeyadii sano ee u dambeeyay (Qaybta Labaad)

Mar uu Qanyare Wasiir ka ahaa Dowlad aan la aqoonsaneyn ayay Baydhaba ku qabteen in ka badan 20 ajnabi ah ayaga oo ku eedeynaya...

Axmed Ciise Guutaale oo la wareegay xilkii ay dhowaan u Magacowday DF (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa xilka u kala wareejiyey Hanti Dhowraha cusub ee Qaranka Mudane Axmed Ciise...

MIdowga Musharaxiinta oo War ka soo saaray qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha wadatashiga

MIdowga musharaxiinta madaxtinimada Somalia ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii mudada afarta cisho ah uga socday Muqdisho Golaha Wadatashiga Qaran, kaasoo laga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs