Thursday, May 2, 2024

DEG DEG: Deni oo si rasmi ah u shaaciyey inuu yahay musharax Madaxweynaha Somalia

Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa caawa shaacisay in Madaxweynaha maamulkaas uu yahay musharax u taagan doorashada Madaxweynaha Somalia. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland ayaa goor dhow arrintan...

Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiye Mursal oo kulan xasaasi ah yeeshay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa xalay kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee magaalada...

Feysal Cali Warabe: “Muuse Biixi wuxuu doonnayaa inuu burburiyo Somaliland”

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweyne Biixi ku dhalliilay khudbad sannadeedkii uu shalay ka jeediyey baarlamanka Somaliland. Feysal Cali Waraabe ayaa...

Al-Shabaab oo War ka soo saartay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho

Al-shabaab ayaa ka hadashay qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay maanta maqaayad ku taalla agagaarka xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho (Ex-baar Bulsho). Qaraxan ayaa...

Rooble oo sheegay in dilka Xildhibaanad Aamino iyo Weerarkii Xalane ay isku xiran yihiin

WAR-SAXAAFADEED Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu si adag u cambaareynayaa kana xun yahay falalkii argagixiso ee maanta ka dhacay Muqdisho iyo...

Dabley hubeysan oo galabta dil ka geystay Muqdisho & Mid ka mid ah oo...

Dabley hubeysan ayaa galabta wiil dhalinyaro ah oo ka tirsanaa dadka degaanka ku toogatay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Dilkan ayaa ka dhacay agagaarka wadada...

Madadxweyne Farmaajo oo War ka soo saaray dagaalo ka socdo duleedka Kismaayo

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay...

Shiikh Shariif iyo danjire Alberto Vecchi oo ka wadahadlay saddex qodob (Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ahna musharax u taagan doorashada Madaxweynaha ayaa maanta kula kulmay magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Talyaaniga Danjire Alberto...

Duqa Muqdisho oo baaq u diray dadka degan Dhismayaasha Danta Guud (Daawo Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xilqaanka ee Matxafka Qaranka. Matxafka Qaranka ayaa...

Kumuu ahaa Yuusuf Jiis, Sarkaalka dayuuradaha Mareykanku ku dileen Somalia?

Dawlada Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn ay 2-dii bishan Abriil ka gaysteen degaanka Bush Madina ee Gobolka Bay lagu dilay sarkaal sare oo ka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs