Friday, April 19, 2024

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Diyaaradaha Khartuum (Daawo Sawirada)

Garoonka Diyaaradaha magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan waxaa ka dhacay shil diyaaradeed oo dhaawacyo sababay, waxa uuna shilkan mudo hakad galiyay shaqadii garoonka...

Abiy Ahmed oo ka hadlay dagaalka u dhaxeeya Qowmiyadaha Itoobiya

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta  khudbaddiisii ugu horreysay ka jeedinayay shirka xisbiga EPRDF ,ayuu kaga hadlay dagaalka ku saleesan qowmiyadaha ee ka...

Burcad xabsi kaga baxsaday dayuurad Helicobter ah oo la soo qabtay

Booliska dalka Faransiiska ayaa sheegay in xabsiga loo taxaabay Rédoine Faïd, oo ah burcad isagoo diyaarad Helikobter ah adeegsanaya Jeel ka baxsaday bishii Luulyo...

Gobol ka mid ah dalka Canada oo laga mamnuucay Xijaabka Islaamka

Gobolka Quebec ee dalka Canada oo ah gobolka dadka ugu badan ee afka Faransiiska ku hadlo ee dalkaasi ay ku nool yihiin ayaa mamnuucay...

Rag kufsi iyo dil isugu daray gabar 16 jir aheyd oo gacanta lagu soo...

Booliska dalka Jabuuti ayaa gacanta ku soo dhigay raga lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen kufsi iyo dil loogu gaystay dalkaasi gabar yar oo 16...

Nin u dhashay Sacuudiga oo gabar uu guursan lahaa ku waayey sabab lala fajacay

Maxkamad ku taalla dalka Saudia Arabiya ayaa xukuntay in haweeney dalkaasi u dhalatay aanay guursan karin nin ay ragga ka soo xulatay sababo lagu...

Rag heestay Malaayiin Dollar oo been abuur ah oo lagu qabtay Nairobi (Daawo Sawirada)

Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafad katirsan magaalada Nairobi waxa ay kusoo qabteen sadex nin oo guri ku heestay Malaayiin...

Meydadka dad dhintay oo laga helay Kaniisad kutaala dalka Indonesia

Dalka Indonesia waxaa ku habsatay musiibo ay noloshooda ku waayeen dad aad u badan ,waxaana wali socda gurmad loo fidinayo dad badan oo ku...

Daawo Sawirada: Shiinees Tababar sharci daro ah bixinayay oo xabsi la dhigay

Ciidamada booliiska dalka Zambiya ayaa xabsiga dhigay labo nin oo u dhashay dalka Shiinaha ,kuwaa oo lagu helay in tababar sharci daro ah oo...

(Daawo Video) Wasiirad reer Yurub ah oo ka yaabsatay Madaxda fadhigii golaha guud ee...

Wasiirka arrimaha dibadda iyo ee wadanka Austria haweeneyda la yiraahdo Karin Kneissl ayaa fadhigii golaha guud ee Qaramadda Midoobay khudbad ay ka jeedisay waxay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs