Monday, January 30, 2023

Turkiga oo War cusub ka soo saaray dilkii Jamal khashoqgi (Daawo Sawirro)

Wasiirka arrimaha dibedda Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa maanta sheegay in dowladdiisa ay hayso xog cusub oo ku saabsan dilka weriyaha Sacuudiga Jamaal Khaashuqji, islamarkaana...

Shacabka Mareykanka oo u dareeray Doorashada xilligga dhexe (Daawo Sawirro)

Shacabka Mareykanka ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, iyadoo uu loolan adag ka dhexeeyo xisbiga Jamhuuriga iyo xisbiga Dimuqraadiga kuwaaso ku hardamaya la wareegidda...

Lamaane geeriyooday xili arooskooda la galbinayay (Daawo Sawirada)

Lamaane da'yar ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa geeriyooday xili loo galbinayay gurigii ay degi lahaayeen, waxaana arooska lamaanahan oo ku bilowday farxad...

Kalluumayste dhacdo yaab leh la kulmay & Warbaahinta caalamka oo hadal heysa (Daawo Sawirro)

Nin ka mid ahaa Kalluumaystada reer New Zealand ah ayaa badda ka soo badbaadiyay wiil 18 bilood jira, arrintaas loo lagu tilmaamay mucjiso mar...

Boqortooyada Sacuudiga oo maanta Su’aalo adag lagu weydiin doono magaalada Geneva

Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa lagu wadaa in maanta magaalada Geneva ay guddi Qaramada Midoobay ah hortiisa ku difaaci doonto heerkeeda xuquuqda aadanaha. Kulanka dib u...

Hooyo dalbatay in ay aragto wiilkeeda kahor inta aysan dhiman (Sawirro)

Hooyo u dhalatay dalka Ciraaq uu ku dhacay cudurka Kansarka ayaa dalbatay in lagu caawiyo in dalkeeda ku laabato si ay u aragto wiilkeeda...

Hogaamiye Mucaarad ah oo guul ka sheegtay doorasho labo sano ka hor dhacday

Hogaamiyaha mucaaradka dalka Gabon, Jean Ping, ayaa markale sheegtay inuu ku guuleystay doorashooyinkii la qabtay sanadkii 2016ka. Sheegashadiisa cusub oo dad badan ka yaabisay ayaa...

Amiir Khaled bin Talal oo 11-bil kadib xabsiga laga sii daayay xili uu cadaadis...

Wararka ka imaanaya Boqortooyada Sacuudiga ayaa sheegaya in xabsiga laga sii daayay Amiir Khaled bin Talal oo kamid ah dhaxal sugayaasha Boqortooyada Sacuudiga oo...

Mid kamid ah Dowladaha Yurub oo Soo Saartay Sharci Cusub oo saameyn ku yeelanaya...

Dowlada Talyaaniga ayaa soo saartay sharci cusub oo saameyn xoogan ku yeelanaya dadka soo galootiga ah ee dalkaasi kusoo gala doomaha Sharci darada ah...

Iran oo shaacisay War ka nixiyey dowladaha Maraykanka iyo Israel (Daawo Sawirro)

Dowlada Iiraan ayaa sheegtay inay bilowday in dalkeeda ay ku sameysato diyaaradaha dagaalka si ay adeegsadaan ciidammada militariga dalkeeda. Wasiirka difaaca Iiraan, Amiir Xatemi oo...

News in English

US military kills senior Islamic State official in Somalia

U.S. special operations forces have killed a senior Islamic State group official and 10 other terrorist operatives in remote northern Somalia, the Biden administration...

Xulka Allbanaadir