Wednesday, March 22, 2023

Wiil uu dhalay boqorka UK oo shaaciyay in dad badan uu laayay iyo hadal...

Mid kamid ah wiilashada uu dhalay Boqorka dalka Uk ayaa shaaciyay in dad badan ku laayay dalka Afganistan, xilligii uu kamid ahaa ciidamada Britain...

Waayeelkii ku lumay Saxaraha ee uu soo badbaadiyay Eygiisa (Daawo Sawirro)

Gregorio Romero, oo ah 84 jir ku nool Sonora, dalka Mexico wuxuu abaal aan weligiis duugoobin u heyn doonaa eygiisa El Palomo oo qeyb...

Su’aalo laga keenay in Ronaldo Sacuudiga kula noolaan karo Saaxiibtiisa uusan wali guursan

Xiddiga magaca weyn ka sameeyay kubadda cagta ee adduunka, Cristiano Ronaldo ayaa dhawwaan heshiis qaali ah kula midoobay kooxda kubadda cagta ee Al Nassr...

Shirkadda iska leh Facebook oo lagu ganaaxay Malaayiin Dollar iyo Dambiga loo heesto

Shirkadda Meta ee iska leh barta Facebook  iyo baro kale oo bulsho ayaa lagu ganaaxay lacag malaayiin dollar ah, kaddib markii lagu eedeeyay xadgudubyo...

Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii Makeyevka oo korortay iyo Sababta sahashay oo la ogaaday

Ku-xigeenka Koowaad ee Madaxa Waaxda weyn ee Milliteriga-Diyaasada ee Milliteriga dalka Raashiya, Sareeye Guuto Sergey Sevryukov ayaa sheegay in Tirada dhimashada ee Askartii lagu...

Xildhibaano Xasaanada looga qaaday Fadeexad weyn oo Qatar ku lug leedahay

Madaxweynaha Baarlamaanka Midawga Yurub ayaa bilaabay hanaan degdeg ah oo la doonayo in xasaanadda lagaga xayuubiyo laba mudane oo ka tirsan baarlamaanka Midawga Yurub,...

Soomaaliya oo mar kale ka mid noqotay Liiska Xayiraada Canshuuraha ee Ruushka

Dowladda Ruushka ayaa mar kale dhoor waddan ay ku jirto Soomaaliya ku dartay liiska madow ee dalalka ay u aqoonsan yihiin in uusan dalkooda...

Labo Diyaaradood oo isku dhacay iyo Khasaaro dhimasho oo ka dhashay (Sawirro)

Labo diyaaradood oo nuuca loo yaqaan Helicopter-ka ayaa maanta iskula dhacay dalka Austarliae xilli ay duulayeen, waxaana shilkaasi diyaaradeed ka dhashay khasaaro isugu jira...

Nin iska dhigi jiray sarkaal si uu kaga yaabsado gabdhaha oo fashilmay!

 Nin Shiinaha u dhashay ayaa wajahaya xabsi ka gadaal markii la ogaaday inuu iska dhigayay sarkaal boolis muddo badan si uu uga yaabsado gabdhaha...

Israa’iil oo weerar Khasaaro geestay ku qaaday garoonka diyaaradaha Dimishiq

Ciidamada Israa’iil ayaa Isniinta maanta ah fuliyey duqeyn gantaal oo muddo joojisay howlihii garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Dimishiq, islamarkaana ay ku dhinteen afar...

News in English

Somali President arrives in Asmara for bilateral talks with Eritrean leader

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Dr. Hassan Sheikh Mohamud, has kicked off his two-day official visit to Asmara, the...

Xulka Allbanaadir