Monday, January 30, 2023

Itoobiya oo heshiis nabadeed la gashay Mid ka mid ah jabhadihii dagaalka kula jiray

Xukuumada Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la saxiixatay jabhadda hubeysan ee OLF (Oromia libration front). iyadoo Heshiiska lagu saxiixay magaalada Asmara ee caasimadda dalka deriska ah...

Maraykanka oo kashifay qorshe halis ah oo Ruushku ka damacsan yahay Ukraine

Ruushka ayaa doonaya inuu Ukraine u kala qaybiyo labo, sidii ku dhacday Waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya, Taliyaha sirdoonka milatariga Ukraine ayaa sheegay Axadii, isagoo...

Ganaax lacageed oo laga qaadayo gabdhaha Guurka loo soo bandhigto ee iska diida !

Guurka ayaa inta badan dhax mara wiil iyo gabar is fahma iyo kuwa eheladooda isku dooreen, waxaana hadda soo baxaya dad qasab ka dhigaya...

Qoys Muslim ah oo si ula kac ah loogu dilay magaalo kutaala dalka Canada...

Afar qof oo isku qoys muslim ah ayaa lagu dilay magaalo lagu magacaabo London oo katirsan gobolka Ontario ee dalka Canada, kadib markii nin...

(Sawirro) Dagaal qaraar oo gobolka Ma’rib ku dhexmaraya Xuutiyiinta & ciidanka dowlada

Dagaalka loogu jiro gacan ku heynta gobolka muhiimka ah ee Marib ee dalka Yemen ayaa sii xoogeystay, iyadoo 24-kii saac ee la soo dhaafay...

Maxkamadeynta askarigii dilay George Floyd oo lagu soo gebagebeeyey Minneapolis

Maxkamadaynta Derek Chauvin askarigii booliska Magaalada Minneapolis, ee lagu eedeeyay inuu sabab u ahaa dhimashadii George Floyd sanadkii tegay ayaa la soo gebagebeeyey, Xeer-beegtidii qaadaysay...

Kamala Harris oo mudo 85 Daqiiqo ah Madaxweyne ka aheyd dalka Mareykanka !!

Kamala Harris oo ah Madaxweyne kuxigeenka dalka Mareykanka ayaa noqotay haweeneydii ugu horeesay oo mudo daqiiqado kooban ah Madaxweyne ka noqota dalka Mareykanka gacantana...

Mareykanka oo hub Casri ah oo lagu qiimeeyay lacag aad u badan ka iibinaya...

Dowladaha Mareykanka iyo Qatar ayaa xalay kala saxiixday heshiis muddo dheer laga soo shaqeenayay oo dowladda Qatar looga iibinayo hub nuucyo kala duwan leh,...

Markab Xamuul oo Israel lahayd oo la weeraray, Dabna uu qabsaday

Markabka laga leeyahay Israa'il ayaa la sheegay in lagu weeraray Waqooyiga Badweynta Hindiya, sida ay sheegeen Ilo-wareedyo.   Markabka oo lagu magacaabo MV CSAV Tyndall waxaa...

Sawirro laga soo qaaday Xerun kutaala Mareykanka oo hadal heyn badan dhalisay

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa si weyn u hadal haya sawirro laga soo qaaday xarun kutaala dalka Mareykanka ay ku jiraan dad muhaajiriin ah oo...

News in English

US military kills senior Islamic State official in Somalia

U.S. special operations forces have killed a senior Islamic State group official and 10 other terrorist operatives in remote northern Somalia, the Biden administration...

Xulka Allbanaadir