Wednesday, May 8, 2024

Lacag aan caadi aheyn oo laga helay guriga Madaxweynihii hore ee Sudan

Xeer ilaalinta dalka Sudan ayaa bilowday baaritaan uu ku sameynayo Madaxweynaha xilka laga tuuray Cumar Xasan Al-Bashiir, kaasoo loo haysto eedeymo ah inuu si...

 Abiy Axmed oo dalbaday in dowladiisa lagu soo wareejiyo Mengistu Haile Mariam

Ra'isul Wasaaraha dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa dowlada Zimbabwe ka codsaday in Itoobiya kusoo wareejiyaan kaligii taliskii dalkaasi hogaamin jiray ee  Mengistu Haile Mariam oo...

Mid ka mid ah dalalka Bariga Afrika oo laga xiray baraha bulshada (Sababta)

Baraha bulshada ayaa laga xiray dalka Eritrea, dadka ayaana fariimo ka soo diraya dalkaas iyaga oo adeegsanaya adeegga VPN-ka loo yaqaanno. Ma cadda sababta loo...

Madaxweyne Donald Trump oo Inkiray in uu u gefay Xaaska Amiir Harry

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa inkiray in uu u gefay ama wax ka sheegay Amiirad Meghan Markle oo ah xaaska Amiir Harry oo ay...

Gabar ku dhax dhalatay Tareen oo abaal marin loo balan qaaday  !!

Mid kamid ah shirkadaha tareenada ee ka shaqeeya dalka Ireland ayaa balan qaad muhiim ah u sameesay gabar yar oo ku dhax dhalatay tareenkooda...

Wasiiro loo heysto iney wadeen qorshe lagu qaarajinayo Madaxweyne ku-xigeenka Kenya

Sida uu ku warramay wargeyska The Standard, Wasiir ka tirsan dowladda Kenya ayaa beeniyay eedeyn loo jeediyay oo ahaa inuu waday qorshe uu ku...

Howlgalo ka dhan ah dadka Sharci darada ku jooga Mareykanka oo bilowday

Howlgalo lagu baadi goobayo dadka magangalyo doonka ah ee sharci darrada ku jooga gudaha dalkan maraykanka ayaa laga bilaabay gobolada dalkan oo dhan Axaddii...

Diyaarad ku dhacday Xaafad iyo Khasaaro badan oo ka dhashay (Daawo Sawirro)

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Milatariga dalka Pakistan ayaa bur burtay, waxaana diyaaradan la sheegay in ay ku dul dhacday xaafad dad shacab ah deegan...

Madaxweyne Trump oo codsaday in uu la kulmo Xi Jinping iyo Sababta keentay

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka dalbaday dhigiisa dalka Shiinaha Xi Jinping in ay kulan gaar ah yeeshaan si ay uga wada hadlaan...

Xabaal ay ku aasan yihiin Boqolaal caruur ah oo laga helay Magaalada Huanchaco (Sawirro)

Waddanka Peru ayaa waxaa laga soo saaray wax la aaminsan yahay inay tahay tiradii ugu badneyd ee carruur naftooda la quuray, kuwaasoo waalidiintood ay...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs