Tuesday, May 7, 2024

Madaxweyne Deni oo Xarigga ka jaray Waddada 30-ka oo Dib u dhis Qurxoon lagu...

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo axad ah xarigga ka jaray waddada 30-ka ee magaalada Garoowe, taasi oo dib...

Qaraxyo caawa ka dhacay bartamaha Boosaaso & Booliska Puntland oo ka hadlay

Labo qarax oo la sheegay in loo adeegsaday bam gacmeedyo ayaa caawa ka dhacay nawaaxiga Garoonka ciyaaraha magaalada Boosaaso. Sidoo kale goobta bamka lagu tuuray...

Siyaasiyiin Caan ah oo sameestay Madal cusub soona saaray Bayaan wadajir ah

Siyaasiyiin caan ah oo kasoo jeeda deegaanada maamulka Puntland ayaa sameestay madal cusub oo ay ku mideesan yihiin, si ay meesha uga saaraan doorashada...

Deni: “Looma dulqaadan karo dhibaatada Somaliland ka wado Laascaanood” (Shir-Jaraaid)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrinta Laas-Caanood oo ah magaalo...

Madaxweyne Deni iyo Axmed Karaash oo isku khilaafay xaalada Laascaanood iyo Abaabul socda

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in khilaaf ku aadan sida loo wajahayo xaalada magaalada Laascaanood uu soo kala...

Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga diray ciidamo badan oo katirsan PSF-ta Puntland iyo...

Deni oo diiday in uu saxiixo labo kamid ah Qodobadii kasoo baxay Shirkii Golaha...

Waxaa xalay xarunta madaxtooyada Soomaaliya lagu soo gabagabeeyay shirkii golaha wadatashiga Qaranka Soomaaliya u socday, waxaana shirka laga soo saaray ilaa shan qodob oo...

Wasiir Maxamuud Caydiid oo ku baaqay in si isku mid ah loola dagaalamo Al...

Maamulka goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland fulinta dilal kala duwan oo ka dhacay gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood, kuwaa oo loo...

(Sawirro) Ilhan Cumar oo xaflad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Madaxtooyada Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe...

Ilhan Cumar oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garawe (Daawo Sawirada)

Xildhibaan Ilhan Cumar oo ah gabar asalkeedu Soomaali yahay, balse katirsan oo ka tirsan Koonagreeska Mareykanka ayaa maanta soo gaartay magaalada Garawe ee caasimadda dowlad...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs