Friday, April 26, 2024

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiye ku-xigeen KMG ah (Akhriso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 009 ee 30-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid Guddoomiye Ku-xigeenka Ku-meel-gaarka...

Ilaalada Wasiir Axmed Yaasiin oo Dil iyo dhaawac u geestay labo wiil oo Walaalo...

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxaa shalay ka dhacay dil argagax leh iyo dhaawac  labo wiil oo walaalo ah ay u geesteen ilaalada...

Madaxweyne Deni oo Bulshada Bari la wadaagay uguna faanay waxqabadkiisa (Sawiro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda bandhigga waxqabadka maamulka 4-ta sano iyo qorshaha  sanadka 2023 oo lagu qabtay magaalada...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray mashruuc cusub, kuwo kalena dhagax dhigay

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha Garoonka Kubadda cagta ee magaalada Boosaaso oo dhowaan dhismihiisa la bilaabayo,...

Dhammaystirka wejiga labaad ee Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo la daah-furay (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah daahfuray dhammaystirka wejiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Garoonka diyaaradaha...

Madaxweyne Deni oo Warbixin ka dhageestay Guddi wasiirro ah uu shaqo u diray (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbixin ka dhegaystay guddiyada heer wasiir ee ka shaqeynayay Gobolada Gardafu, Bari iyo Karkaar oo ay ka...

Madaxweyne Deni kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland ee 54-aad, oo ay ku socoto dayactir, dib-u-dhis,...

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddiga diyaarinta wada xaajoodka Arrimaha Federaaleynta dalka

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 14-ka January 2023, kuna saabsan magacaabid guddiga diyaarinta wada xaajoodka...

Ciidamada PSF oo lagu arkay Deegaanno katirsan Galmudug iyo Ujeedkooda oo la ogaaday

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland iyo hubkooda ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu arkay degmada Hobyo iyo deegaanno kale oo...

Madaxweyne Deni oo Shaaciyay Qorshayaal dowladda Federaalka damacsaneed uu kahor yimid

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo ka hadlayay waxqabadka maamulkiisa afartii sanno ee lasoo dhaafay ayaa shaaciyay sababihii uu u diiday labo qodob oo kamid...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs