Thursday, March 28, 2024

Al-shabaab oo degaano cusub ka qabsatay gobolka Bari iyo xiisado dagaal oo ka taagan

Xoogag taabacsan Al-Shabaab ayaa lagu arkay tuulooyin hor leh oo hoos taga Buuraleyda Galgala ee gobolka bari, halkaasoo la sheegay in aysan horey u...

Gaas oo shaaciyay goobta kaliya ee doorasho hal qof iyo hal cod ay ka...

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sheegay in deegaanka maamulkiisa kaliya xiligan u diyaarsan yahay in ay ka dhacdo doorasho...

Golaha wasiirada Puntland oo go’aan ka soo saaray shirkii Kismaayo (Akhriso)

Shir Deg Deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland uuna Shir-Guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr: Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay...

Jarmalka oo joojiyey dib u dhiska jidka Garowe & Gaalkacyo iyo sababta ka dambeya...

Dowladda Jarmalka ayaa joojisay mashruuc lagu dhisayey Wadada xiriirisa Magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo sababo la xiriira Musuq maasuq. War-Saxaafadeed ka soo baxay Safaarada Jarmalka ee...

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland “Waxa Kismaayo ka soo baxay anigu kuma raacsani”

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa si cad uga soo horjeestay qodobadii ka soo baxay shirkii madaxda Maamul goboleedyada ee Kismaayo lagu...

Saldhiga Booliska Magaalada Garoowe oo la weeraray & faahfaahino ka soo baxaya

Ciidamo hubeysan ayaa la soo sheegayaa iney goor dhow weerar ku qaadeen taliska qeybta Booliska gobolka Nugaal ee Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Wararka ayaa...

Mid ka mid ah Magaalooyinka waaweyn ee Somalia oo saaka loo doortay Maamul cusub...

Golaha degaanka Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa oortay Gudoomiye cusub ka dib doorasho saaka lagu qabtay Magaalada Garowe. Waxaa doorashadan isku soo...

Cabdiweli Gaas oo Masuuliyiin cusub magacaabay, kuwa kalena xilalka u kala bedelay

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray ku sameeyay isku bedel iyo magacaabis masuuliyiin ka tirsan hay’adaha Puntland. Wareegtooyinka uu...

Puntland oo shaacisay magacyada dad ay ciidamada Somaliland ku dileen Laascaanood

War saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay arday la sheegay in ciidamada maamulka Somaliland ku dileen magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka...

Magaalooyinka Garowe & Qardho ee Maamulka Puntland oo si weyn looga Ciiday (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka subaxnimadii la tukaday salaadii ciidul adxaa shacabka ku dhaqan Magaalada Garoowe. Salaada Ciida oo lagu...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs