Saturday, April 20, 2024

Madaxtooyada Puntland oo eedeyn culus u jeedisay dowlada Federaalka (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa looga hadlay doorashada la filayo in dhawaan ka dhacdo maamulkaasi iyo sidoo kale xiisada ka dhalatay magacaabista...

Gaas oo kulan la qaatay guddigii xalinta khilaafaadka ee uu shalay magacaabay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta marii ugu horeysay kulan la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda ee uu shalay...

Musharixiinta Puntland qaarkood oo qaaday talaabo sii hurineysa khilaafka Gaas & Camey

16 ka mid ah musharixiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa  taageeray Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland. War-saxaafadeed...

Musharaxa ugu Saameynta badan Doorashada Puntland oo Garawe gaaray (Daawo Sawirada)

Siciid Cabdullaahi Deni oo ah Musharaxa ugu saameynnta badan ee u taagan xilka Madaxweyne-nimada Puntland ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasumada Puntland, iyada...

Khilaaf hor leh : Camey oo caawa magacaabay Guddi kale oo qaabilsan Ansixinta iyo...

Waxaa sii xoogeestay khilaafka ka dhax aloosan Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiim Cabdullaahi Cumar Camay, waxaana khilaafka labada masuul...

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Khilaafaadka golaha Wakiilada Puntland. Guddigan...

Kumanaan qof oo daweyn & Indho fiiqis bilaash ah loogu sameeyey Isbitaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Mashruuc isugu jiray daweynta cudurrada indhaha, bixinta ookiyaalasha aragga iyo indho fiiqis bilaash oo ay ka faa'iideysteen kumanaan ruux ayaa laga fuliyey laba Isbitaal...

Gaas oo Xeer Madaxweyne kusoo saaray Jadwalka Doorashada Puntland iyo Xulista…

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta soo saaray Digreeto Xeer Madaxweyne oo ku saabsan soo xulitaanka Golaha Wakiiladda  Puntland. Digreetada kasoo...

C/wali Gaas oo dhagax dhigay Mashaariic cusub oo ku kacaya Malaayiin dollar (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka dhagax dhigey mashaariico horumarineed Degmada Dhahar. Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey dhagax dhigga masuuliyiin ka tirsan...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay Magaalada Boosaaso

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu caawa fiidnimadii ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, iyadoo wararka soo baxayana ay sheegayaan inuu geystay khasaare...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs