Madaxweyne Gaas oo magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiilada (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu maanta soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddiga Ansixinta iyo Khilaafaadka golaha Wakiilada Puntland.

Guddigan uu magacaabay Madaxweynaha Puntland oo ka kooban 8-xubnood ayaa loogu tala galay in ay ansixiyaan sidoo kale xaliyaan khilaafaadka ka dhasha Golaha Wakiilada maamulka Puntland.

Halkan ka Akhriso wareegtada Guddigan Gaas ku magacaabay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -