Thursday, August 11, 2022

Madaxweynaha la doortay ee Puntland oo Madaxtooyada ku booqday Cabdiweli Gaas (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tagay Qasriga Madaxtooyada Puntland uu wali degan yahay Madaxweynihii hore ee Puntland...

Puntland oo shaqo joojin ku sameysay masuuliyiin lagu eedeeyey Musuqmasuq (Akhriso)

Hanti dhawrka Guud ee Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Dawladda Puntland, kadib markii natijada...

Xukun dil ah oo saakay lagu fuliyay 18-nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen...

Waxaa saakay fagaare kuyaala Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland xukun dil ah lagula fuliyay 18-nin oo lagu helay in ay katirsanaayeen kooxda Al...

Madaxdii ka hadashay Caleemo saarkii Garawe oo Fuliyay hal balan ay ka qaadeen Madaxweyne...

Waxaa xalay magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu caleemo saarayay Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Deni iyo...

Dowlad goboleed Wasiiradiisa ka mamnuucay iney booqdaan Magaalada Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay sababtii loo joojiyay kulan xalay Magaalada...

Diyaarada Air Jabuuti oo shil ku gashay garoonka Diyaaradaha magaalada Garawe

Diyaarad ee leedahay Shirkada Air Jabuuti ayaa lagu soo waramayaa in ay shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Garawe ee caasimada Puntland, xili diyaarada...

Madaxweyne Deni oo Dalacsiiyay Ciidamo ka shaqeeyay Nabad gelyada Gobol katirsan Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.25 ee september 9, 2021, kuna saabsan Daslacsiin saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka...

Caa’isho dhimashadu naruuro iyo naxariis bay u ahayd..!!

Caasho kaliya lama kufsan, kaliya lama dilin ee noloshaa lagu silciyey. Waxaa la sheegay saaka markii lasoo tuuray ayadoo jiwaan ku jirtaa inay noolayd...

Miisaaniyada dowlad goboleedka Puntland ee sanadka 2021 oo la ansixiyey (Sawirro)

Shirka Golaha Wasiirada  Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa lagu ansixiyey...

Maxaa ka jira in Cabdixakiin Dhoobo Daareed loo magacaabayo Safiir ?

Warbaahinta qaar iyo baraha bulshada ayaa saacadihii lasoo dhaafay lagu baahiyay warar sheegayay in Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka maamulka Puntland Cabdixakiin Dhoobo daareed loo...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir