Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

DEG DEG: Jadwalka Doorashadą Baarlamanka & Madaxweynaha Puntland oo la shaaciyey

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa caawa soo saaray go’aanka Guddiga ee Jadwalka Qabashada Doorashadą Golaha-Wakiilladda iyo Madaxtooyada Puntland.

Talaabadan ayaa ku soo aadeysa iyadoo Saciid Deni iyo siyaasiyiinta mucaaradsan uu u dhexeeyo khilaaf xoogan oo la xiriira doorashooyinka, waxayna mucaaradku sheegeen ineysan aqoonsan doonin talaabo kasta oo ay qaadaan guddigan oo ay ku eedeeyeen inuu yahay mid u shaqeeya Deni.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

Related posts

Shacabka Muqdisho oo hadal haya Hanjabaadii adkeyd ee kasoo yeertay Sheekh Shariif

Cabdi Cade

Maraykanka oo taageeray go’aankii ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal

Caydiid Ali

War deg deg ah: Sarkaal ka tirsan ciidanka Milateriga oo goor dhow lagu toogtay Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---