Tuesday, May 14, 2024

Gaari uu lahaa Taliye ciidan oo la qarxiyay iyo Faah faahino kasoo baxaya (Daawo...

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamusho Puntland ayaa sheegaya in saakay halkaasi uu ka dhacay qarax nuuca gaadiidka raaxada hoosta looga soo...

Wasiir Maxamuud Caydiid oo ku baaqay in si isku mid ah loola dagaalamo Al...

Maamulka goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland fulinta dilal kala duwan oo ka dhacay gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood, kuwaa oo loo...

Madaxweyne Deni oo arrimo muhiim ah kala hadlay James Swam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan kula qaatay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Saciid...

Wasiir Cabdullaahi Cali Xirsi oo goordhaw is casilay iyo sababta keentay

Wasiirkii Arimaha gudaha iyo dowladdaha hoose ee Maamulka Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Tima Cadde oo goordhaw Warbaahinta kula hadlay magaalada Garawe ayaa shaaciyay in uu...

Puntland oo ku gacan seyrtay Xeerka doorashooyinka ee Maanta la ansixiyey (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid Xeerka doorashooyinka ee uu maanta ansixiyey golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Somalia. War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa lagu...

Puntland oo si diiran usoo dhaweesay Talaabadda uu qaaday Ra’isul Wasaare Rooble

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu soo dhaweeyay talaabada uu Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dib ugu saxayo siyaasadda...

Gaadiid Dagaal iyo ciidamo badan oo ka baxay Garawe oo u dhaqaaqay Laascaanood

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegaya in caawa magaaladaasi laga diray ciidamo badan oo katirsan PSF-ta Puntland iyo...

Bandow lagu soo rogay degaanada Puntland iyo socodka gaadiidka oo la joojinayo

Afhayeenka Ciidanka Booliska Puntland G/sare Xassan Cabdullahi Maxamed ayaa shaaciyey in bandow lagu soo rogay guud ahaan gobolada iyo degmooyinka degaanada Puntland. Afhayeenka ayaa sheegay...

Puntland oo Ciidamo u dirtay Deegaano ay ku dagaalameen Daacish iyo Shabaab

Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maamulka Puntland ciidamo badan oo aad u hubeesan ay u direen...

Deni oo Arin Muhiim ah kala hadlay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal oo uu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs