Saturday, May 18, 2024

Baarlamanka Puntland oo maanta bilaabaya dhegeysiga khudbadaha Musharaxiinta

Baarlamanka Puntland ayaa maanta bilaabaya dhageysiga khudbadaha musharixiinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha iyo ku-xigeenada, kuwaasoo soo bandhigaya waxqabadkooda u qorsheysan haddii ay doorashada ku...

(Sawirro) Tartanka ciyaaraha gobolada Puntland oo galabta la soo gebagebeeyey

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa galabta soo xiray tartanka 8-aad ee koobka kubadda cagta Gobollada Puntland oo ka socday Garoonka...

Maxkamadda Ciidamada Puntland oo Xukuno dil ah iyo Xabsi ku riday Lix Dhalinyaro ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee dowlad goboleedka Puntland ayaa xukuno isugu jira dil iyo xabsi ku riday lix dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay in...

Gobol Cusub oo lagu soo kordhiyay gobolada maamulka Puntland (Akhriso)

Golaha Wasiirada maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garawe ayaa meel mariyay gobol cusub oo lagu soo kordhiyay gobolada uu ka kooban...

Wasiir Jamaal Maxamed Xasan oo maanta kamid noqonaya Xildhibaanada Golaga Shacabka

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntland ka dhacdo doorashada kursi uu dhawaan iska casilay Dhahar Cali Faarax oo hada laga...

Musharaxiinta doorashada Puntland oo amaro cusub lagu soo rogay (Akhriso)

Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa soo saaray amaro cusub oo ka dhan ah musharrixiinta xilka madaxweynaha ee imaanaya guud ahaan gobolka Nugaal Waxaa...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegayaan in caawa uu magaaladaas ka dhacay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo jugtiisa...

Garowe: Dhalinyaro aroos ka soo laabatay oo shil lama filaan ah ku geeriyootay

Afar qof oo saddex ka mid ah dumar yihiin ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay saqdii dhexe ka dhacay duleedka bari ee magaalada...

Dacwad culus oo lagu soo oogay Xildhibaankii ka careesiiyay Madaxweyne Deni !!

Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa dacwad culus oo xasaanad ka qaadis iyo dacwad kusoo oogid ka gudbiyay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo dhawaan su'aalo ka...

Faahfaahin laga bixiyey duqeyn ka dhacday degaano ka tirsan Puntland

Maamulka Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyey duqeyn ka dhacday gobolka Bari oo ay sheegeen in lagu laayay xubno ka tirsan Daacish oo ku sugnaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs