Thursday, August 11, 2022

Akhriso: Toban Balan qaad uu sameeyay Madaxweyne Gaas oo Fashil kusoo dhamaaday

Waxaan halkaan ku soo qaadanayaa 10 ballanqaad oo Madaxweynaha Puntland, Mudane Gaas u sameeyey Puntland xilliguu musharraxa ahaa iyo intuu hayey xilka Madaxweynaha. Miisaaniyadda...

Wasiirka arrimaha dibeda & wafdi uu horkacayo oo gaaray Garoowe (Daawo Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Wasiirka arrimaha dibeda ee Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa galabta ka ambabaxay garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. iyagoo goor...

DAAWO MUUQAAL:-Xaflada caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland oo ka socota Garowe

Xafladii caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Puntland ayaa goor dhow ka bilaabatay magaalada Garoowe Madaxda Qaranka, kuwa dowlad goboleedyada, siyaasiyiin kala duwan oo...

Golaha Wakiilada Puntland oo go’aan ka gaaray Wasiiro la horkeenay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta horgeeyey Golihiisa cusub ee Wasiirada Golaha Wakiillada ee Maamul Goboleedka Puntland oo ku gudajira hawl-maalmeedkooda shaqo...

Saciid Deni oo safarkiisii ugu horeeyey ku maraya degaano ka tirsan Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay Magaalada Qardho isagoo kasoo kicitimay Garoowe Caasimada Puntland kuna soo hakaday degmada...

Maxaa looga hadlayaa shirka Wada tashiga ee maanta ka furmaya Garoowe?

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa maanta ka furmaya shir wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan Madaxda ugu sareysa Dowladda Soomaaliya iyo...

Mas’uuliyiin cusub oo loo magacabay Maamulka Puntland ee gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowadda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr 27 May 25, 2019, ku magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug iyo Guddoomiye Ku-xigeenada Gobolka...

Godad ay Al Shabaab hubka iyo Raashinka ku keydsan jireen oo la bur buriyay...

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen buuraha Caalmadow ee gobolka Bari waxa ay ku bur buriyeen godad la sheegay in Al...

Puntland oo xoojisay amniga Magaalada Garoowe & sababta ka dambeysa

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa la soo dhoobay wadooyinka Magaalada Garoowe, kuwaasoo ku hubeysan gaadiid dagaal sida ay sheegayaan wararka...

Deni oo todoobaadyo ka dib ka soo laabtay safar dibeda ah & Qaliino uu...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo oo labo todobaad safar ugu maqnaa dalka dibaddiisa, gaar ahaan wadamada...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir