Tuesday, August 9, 2022

Somaliland oo garoonkeeda ka celisay Diyaarad ay la socdeen Dhalinyaro laga soo celiyay Liibiya

Maamulka Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa shalay u diiday in ay kasoo degto diyaarad magaalada Muqdisho ka qaaday dhalinyaro kasoo jeeday deegaanada Somaliland...

Booliska Somaliland oo Hargeysa ku xirxiray rag gacmaha kula jiray farsameynta..

Somaliland ayaa xabsiga dhigtay rag lagu qabtay iyagoo Baasaboorka Soomaaliga ku farsameynaya Magaalada Hargeysa ee caasimadda  Somaliland. Booliska ayaa la sheegay in ay galeen goob...

Maamulka Somaliland oo shaaciyay tirada dadka ku dhintay roobabka & kuwa lala yahay

Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku dhintay roobabka dabaylaha watay ee habeennadii Sabtidii iyo Axaddii ka da’ay gobollo ka mid ah Somaliland. Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Dagaalka Tukaraq iyo cida ka dambeysa

Waxaa saakay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool mar kale ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay Ciidamada maamulka Somaliland iyo kuwa Puntland, waxaana dagaalkaasi...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir