Allbanaadir.com
NEWSSOMALILAND

Somaliland oo War kasoo saartay Go’aanka dowlada ku erisay Danjire Nicholas Haysom

War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Somaliland ayaa looga hor yimid go’aanka dowlada Federaalka Soomaaliya dalka uga eryeyso Wakiilka xoghayaha guud Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Haysom.

Somaliland ayaa sheegtay in ay ka xun tahay go’aanka dowlada Federaalka Soomaaliya ka qaadatay Danjire Nicholas Haysom, waxa ayna Somaliland sheegtay in Danjiraha Qaramada Midoobay mudadii uu dalka joogay uu shaqo badan qabtay.

 

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ra’iisul Wasaare Khayre oo tababar u xiray guutada 14-ka October ee Ciidanka Xoogga (Daawo Sawirro)

Caydiid Ali

Askar ka tirsan ciidamada AMISOM oo Maxkamad lagu soo taageyo gudaha Somalia

Caydiid Ali

Madaxweyne Mustafe Cagjar oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garawe (Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---