Al Hidaaya Online oo Bushaaro Muhiim ah u haya Qurbo joogta Soomaaliyeed

Madarasada Al Hidaaya Online waxa ay ugu buhaareeneysaa Soomaalida kunool Qurbaha in uu u hayo waxbarasho Online ah oo lagugu barayo quraanka kariimka iyo culuumta kale ee shareecada Islaamka adiga oo gurigaaga ama xafiiskaaga shaqada jooga.

Al Hidaaya Online ayaa wax baraya caruur , dad weyn iyo dhax dhaxaad, waxaana qof kasta looga bilaabayaa halka uu marayo.

Dugsiga Al Hidaaya ayaa lagu baranayaa

1) Quraanka kariimka ah iyo higaada
2) Tajwiidka iyo luqada carabiga
3) Afsoomaliga
4) Barashada culuumta shareecada
Sida fiqiga iyo xadiiska iyo culuumta kale
Waxii Faah faahin ah Fadlan kala soo xidhiidh
 
Skype : Al Hidaaya online Quran
Tel: 0634934749  063 4253142
065 9066999  0659413347
Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com
- Advertisement -