Go’aano kasoo baxay Shir Xasaasi ah oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland
Shir maanta xarunta madaxtooyada Somaliland ku yeesheen saddexda xisbi siyaasadeed ee ka jira Somaliland ayaa laga soo saaray go'aano la xiriira xal u helida...
Somaliland oo caawa ku dhawaaqday Xabbad Joojin hal dhinac ah
Maamulka Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqay xabbad joojin shuruud la'aan ah dagaalkii dhoorka maalmood ka socday magaalada Laascaanood, kaa oo u dhaxeeyay ciidamada Somaliland...
Muuse Biixi oo Isbitaal ku booqday Askar ku dhaawacantay dagaalka Laascaanood (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeeray Isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, halkaas oo la dhigay qaar kamid ah ciidamada maamulka Somaliland ee...
Garaadada SSC oo ku dhawaaqay iney hoos tagaan dowlada Somalia (War Murtiyeed)
War-Murtiyeed kasoo baxay shirka Laascaanood uga socday waxgaradka gobolada SSC ayaa lagui shaaciyey in gebi ahaanba ay iska diiddeen ka sii mid ahaanshaha Somaliland.
Waxa...
DEG DEG: Dagaal culus oo saaka waaberigii ka qarxay Magaalada Laascaanood
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood dagaal ayaa saaka waaberigii ka qarxay gudaha Magaalada gaar ahaan qeybta bari kaasoo u dhexeeya...
(Sawirro) Kacdoon ka dhan ah Maamulka Somaliland oo ka curtay Magaalo kale
Banaanbax ay dhigayeen dadweyne ka careysan dil ay ciidamada Somaliland u geysteen qof shacab ah ayaa ka dhacay Magaalada Ceelafweyn oo katirsan Gobolka Sanaag.
Wararka...
Somaliland oo eedeymo adag u jeedisay danjiraha Mareykanka u fadhiya Somalia
Somaliland ayaa si adag ugu eedeeyeysay safiirka Maraykanka u fadhiya Somalia oo fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho inuu si cad indhaha meer-meero adeegsiga magaca Somaliland.
War...
Somaliland oo War cusub ka soo saartay rabshidihii dhowaan ka dhacay Laascaanood
Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Suleymaan Cali Koore ayaa warbaahinta la wadaagay war saxafadeed ay soo saareen oo ku saabsan xaalada magaalada Laascaanood
Suleymaan Cali Koore ayaa...
Kenya oo Xafiisyo cusub oo Diblomaasiyadeed ka furan doonto Somaliland iyo dalal kale
Dowladda Kenya ayaa lagu wadaa inay dhawaan furtaan 7 xafiisyo cusub ee ergada diplomaasiyadeed , taasi oo qeyb ka ah Dib-u-habayntii u dambaysay ee...
Weerar culus oo lagu qaaday saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin magaalada Laascaanood
Maleeshiyaad deegaanka ah oo ka carreesan dhibaatada ciidamada maamulka Somaliland ku hayaan shacabka magaalada Laascaanood ayaa xalay weerar culus ku qaaday saldhig ciidamada ku...