Thursday, April 25, 2024

Faahfaahin: Bam xalay lagu weeraray xarun Wasaaradeed oo ku taalla Somaliland

Weerar bambaano oo dhaliyay khasaaro kala duwan ayaa xalay lagu qaaday Xarun Wasaaradda Maaliyada Somaliland ku leedahay Magaalada Boorama ee gobolka Awdal sida ay...

Puntland oo War kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo khasaaraha ka dhashay

War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland ayaa looga hadlay dagaalka labo isbuuc ka badan ka socda magaalada Laascaanood ee u...

Muuse Biixi oo Salaadda Ciidul-fidriga kala qayb galay shacabka Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada Salaadda Ciidul-fidriga. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno ka mid ah...

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeeray Wasiir ka tirsan Xukuumada...

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland C/raxmaan C/laahi Guri-barwaaqo ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumada Soomaaliya  Cabdilaahi Goodax bare oo ahaa in...

Somaliland oo ka hadashay dhalinyarada u shaqo doonta dowlada Somalia

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay hoggaanka dallada dhallinyarada ee SONYO. Hoggaanka dallada dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo uu hoggaaminayo,...

C/raxmaan Ciro oo 10 qodob ku eedeeyey Maamulka Muuse Biixi (Akhriso)

Guddoomiyaha xisbiga Wadani oo ah kan ugu weyn mucaaradka Somaliland C/raxmaan Ciro ayaa ku eedeeyey madaxweynaha xilka haya ee Somaliland Muuse Biixi inuu ku...

Somaliland oo ka hadashay Sababta Itoobiya u bedeshay Wakiilkii u joogay Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay warar soo baxayay oo sheegayay in mudooyinkii ugu dambeeyay uu xumaaday xiriirkii kala dhaxeeyay dowlada Itoobiya kadib isbadaladii dalkaasi...

Dad ajaaniib ah oo lagu dilay duleedka Hargeysa & Booliska oo ka hadlay

Laba Ruux oo u dhashay dalka Itoobiya ayaa geeriyootay halka laba kale ay dhaawacmeen kadib markii gaari ay saarnaayeen lagu rasaaseeyay duleedka Magaalada Hargeysa...

Somaliland oo daahfurtay Mashruuc ku kacaya 7.5 Milyan oo dollar (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka , Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, halkaasoo waftiga Madaxweyne ku...

Feysal Waraabe oo sheegay in dagaalka Laascaanood ay wadaan xulufadii Siyaad Barre

Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay dagaalka in ka badan 20-maalmood ka socda magaalada Laascaanood ee sababay kharaaha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs